Raisul Wasaaraha Itoobiya oo Madaxweyne cusub u magacaabay gobolka Tigray

Raisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa madaxweyne Ku-meel-gaar ah u magacaabay Maamulka gobolka Tigray, xili uu socdo guluf dagaal oo dowladu ku qaaday gobolkaas. Dr. Mulu Nega ayaa noqday madaxweynaha KMG ah ee gobolka Tigray kaasoo soo dhisaya xukuumad ku-meel gaar ah oo ka shaqeysa gobolkaas marka laga xoreeyo Maamulka TPLF. Baarlamanka Itoobiya ayaa dhawaan … Continue reading Raisul Wasaaraha Itoobiya oo Madaxweyne cusub u magacaabay gobolka Tigray